9 sanno kahor maanta oo kale iyo AUN Cabdillaahi Yuusuf

Maanta oo kale 23 March 2012 ayuu waddanka Imaaraatka ku geeriyooday madaxwaynahii Puntland & Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed AUN.

Waa asaasihii Puntland iyo buddhigihii dawladnimada Soomaaliya. Wuxuu ahaa halyey waddani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa u soo shaqeeyay.

Sanadku markuu ahaa 1934-kii ayuu ku dhashay deegaanka Birta Dheer oo dhaca duleedka caasimadda Puntland ee Garowe, 77 sano jir ayuuna ku geeriyooday.