Golaha Badbaado Qaran oo Shir ku leh Muqdisho

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Midowga Musharixiinta ayaa Shir uga furmay Hotelka Airport ee Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa looga hadlayaa marxalada Dalka, Golaha ayaana lagu wadaa inay kulanka marka uu soo gaba-gaboobo ay kasoo saaraan war.

Idilnews