Norway “DFS waxaa waajib ku ah wareejinta xukunka”

Dowladda Norway ayaa walaac ka muujisay xal u helid la’aanta arrimaha siyaasadda Soomaaliya, iyadoo sheegtay in DFS ay waajib ku tahay xaqiijinta in xukunka si dhaqso ah ku wareejiyo.

“Dowladda Federaalka waxaa waajib ku ah xaqiijinta inay xukunka si dhaqse ah ku wareejiso”.