Wasiirka Difaaca Talyaaniga oo soo gaaray Muqdisho (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo kulan la yeelanaya Madaxda muddo-xileedkoodu dhamaaday ee DFS.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde kusoo dhaweeyey Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage.

Idilnews