QM “Ma taageeri doonno geedi-socodka doorasho oo isbarbar socda”

Beesha Caalamka ayaa mar kale ku celiyay in aanay taageeri doonin hannaan doorasho oo isbarbar socda ama dadaal kasta oo horseedaya in muddo kordhin lagu sameeyo.

“Ma taageeri doonno geedi socodka doorasho lagu kala qaybsan yahay ama isbarbar socota iyo daddaal kasta oo horserdi kara in waqtiga loo kordhiyo”.