Turkiga oo walaac ka muujiyay xaalada Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa qoraal ay soo saartay waxay walaac ka muujisay is afgarad la’aanta hannaanka doorashada, taasoo ay sheegeen inay curyaamineyso rajada laga qabo horumarka dalka Soomaaliya iyo gaaritaanka nabad iyo barwaaqo.

Turkiga ayaa ugu baaqeen dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada inay wadajir isugu yimaadaan ayna xaliyaan muranka u dhaxeeya.

Idilnews