Guddoomiyaha Gobalka Sanaag oo Guddi cusub magacaabay (Akhriso)

Guddoomiyahha gobolka Sanaag mudane Siciid Axmed Jaamac (Badmaax) ayaa guddi u magcaabay u qareeemidda iyo dhismaha jeelka (Xabsiga) Badhan.
Guddidan ayaa ka kooban 9 xubnood oo isugu jira dal-joog iyo qurba-oog oo kala ah:

1.Cabdalle Aadan Cabdi.

  1. Faaduma Axmed Dhahar.
  2. 3.Maxamuud Faarax Cismaan.
  3. Maxamed Siciid Faarax
  4. Maxamed Cumar Bulqaas.
  5. Maxamed Siciid Cali.
  6. Maxamed Ibraahim Giigaroor.
  7. Daahir Maxamed Aw-cabdalle.
  8. C/risaaq Shire Ciise