Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo u duulay Dalka Imaaaraadka (Sawirro)

Garoowe: 2Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Dubai dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa sii sagootiyey Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland.