Soomaaliya oo laga yaabo inay aado doorasho labo dhinac ah!!

Waxaa soo if baxaysa inaan lagu heshiin doonin habraacyada Doorashada,Dalkuna uu geli doono laba doorasho.

Doorashada Farmajo iyo Fahad iyo Doorashda Dadweynaha Soomaliyeed oo ay hogaamin doonaan Madaxda Madasha Badbaada Qaran.

Doorashada Muqdisho: SL

  1. Farmajo, Mahdi iyo Fahad
  2. Abdi Hashi iyo Guddiga SL

Doorashada Hirshabelle:

  1. Farmajo, Guudlaawe iyo Fahad
  2. Sheikh Sharif iyo Madasha

Doorashada Galmudug:

  1. Farmajo, Fahad iyo Qoor Qoor
  2. Hassan Sheikh iyo Madasha

Doorashada Koofur Galbeed:

  1. Farmajo, Fahad, Laftagareen
  2. Sharif Hassan iyo Madasha

Doorashada Jubbaland:

  1. Kismayo dhamaan kuraasta oo ay ku jiraan 16ka Garbahaarey
  2. Farmajo iyo Fahad 16 kale oo Garbahaarey ku qabsadaan

Doorashada Puntland:

  1. Garowe
  2. Boosaaso.

Jibril Qoobey.