Ethopia oo la daalaa-dhacaysa dhaqaalo xumo baahsan iyo Shirkadaha Dowldda oo galay deyn

Ethiopia's Prime minister Abiy Ahmed speaks during a press conference at his office in Addis Ababa, on August 25, 2018. (Photo by Michael Tewelde / AFP)

Toddobo shirkadood oo dawlada Ah ayaa lagu ayeeshay a 780 bilyan oo bir ama 19 bilyan oo doolarka Maraykanka ah.

Wasaaradda Maaliyadda Itoobiya Ayaa sheegtay in dowladdu ay ka shaqeyneyso amaah iyo sababo aasaasi ah si ay uga jawaabto xasillooni darrada dhaqaale.

Waxay sheegeen in dowladda ka dib markii ay sameysay dib u eegis dhameystiran ay sheegtay in toddobo shirkadood oo dowladeed deyn badan lagu leeyahay Dal iyo Dibadba

Shirkadaha ayaa kala ah Ethiopian Electric Power, Ethiopian Electric Service, Ethiopian Railways Corporation, Ethio Engineering Group (Old Metek), Chemical Industry Corporation, Construction Works Corporation iyo Sonkor Corporation.

Shirkadahani waxay galeen 780 bilyan oo birr oo deyn caalami ah iyo mid gudaha ah.