Madaxweyne Uhuru oo ku dhawaaqay in la joojiyay dhaq-dhaqaaqyada soo gala Kenya (VIDEO)

Madaxweyne Uhuru Kenyatta, ayaa ku dhawaaqay in lajoojiyay dhaq dhaqaaqyada soo gala iyo kuwa kabaxa magaalooyinka Nairobi, Kiambu, Machakos, Kajiado iyo Nakuru laga bilaabo saqda dhexe ee xalay.