Qarax la dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax miino ayaa goor-dhaweyd ka dhacay agagaarka Hotelka Oriyantal ee degmadda Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kaas oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen Ciidammo kamid ah kuwa Dowladda.

Wararka ayaa sheegaya in gaariga lala beegsaday Qaraxa uu lahaa Taliyaha Ciidanka ilaalada deegaanka, kaas oo xilliga uu qaruxu dhacay aan saarnayn gaariga, waxaana jira dhaawac soo gaaray 3 kamid ah Askartii gaariga saarneyd.

Idilnews