Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada oo Shir ku leh Muqdisho (Sawirro)

Shir u dhexeeya Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa goor-dhaweyd ka furmay Hotelka Airport oo ku yaalla xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Shirka oo ay goobjoog yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, ayaa looga hadlayaa xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee  doorashada.

Idilnews