UK “Ma taageeri doono doorasho hal dhinac ah, ama muddo-kordhin”

Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday hoggaamiyayaasha Soomaalida inay isugu yimaadaan Shir, kaas oo ay heshiis uga gaarayaan arrimaha Doorashooyinka iyo hirgalinta heshiiskii 17-kii September.

UK ayaa sheegtay in aysan taageeri doonin tallaabooyin horseedaya hannaan doorasho qeybsan ama is barbar socda iyo in kordhiyo muddo xileedkii hore.

Idilnews