Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo berri kulmaysa

Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed,ayaa berrito 5-saac la kulmaya Waddamada C+6 oo ka kooban ( US, UK, EU, IGAD, UN iyo AU).

Baajinta kulankii Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday iyo Shirka Beesha caalamku way wada socdeen,waana cadaadis ka yimid isla Beesha Caalamka.

Si kastoo xaalku yahay kulanka beri waa muhiim.

Jibril Qoobey.