Saalax Diiriye “Puntland miisaaniyadeeda 50% waxay ku bixisa Ciidanka” (VIDEO)

Saalax SiciidDiiriye oo ah khabiir dhanka amniga ah ayaa yiri ”Dowlada Puntland waxay ku bixisaa Miisaaniyadeeda Boqolkiiba Konton Amaanka hadana sida uu yahay lama aqbali karo”.