Wararkii ugu dambeeyay Shirarka Muqdisho

Sida ilo lagu kalsoonaan karo xaqiijinayaan Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka in ay isku soo dhawaadeen.

Qodobada ay isla fahmeen,waxaa ka mid ah;

1.In Talaadada shir ka furmo Afisyooni Farmaajana ka soo qayb galo.

2.In marka la heshiiyo howsha doorasahada lagu wareejiyo Rooble.

3.-In Qodabadii Dhuusamareeb-4, wixii ka khaldan la saxo

4-In maadaama aan heshiin karno aan Beesha caalamka uyara kaadino kasoo qaybgalo.

Jibril Qoobey.