Markabkii Ever Given ee ku xirmay Kanalka Suez ayaa hadda lagu guuleystay in laga saaro.
7 maalmood oo uu halkaas ku xayirnaa waxaa uu Masar ku sababayay $9.6Bilyan oo doollar oo khasaare ah maalin walba.
Waxaa maanta safarradooda dib u billaabaya 380 Markab oo sugayay Kanalka uu degay Markabka weyn ee Ever Given oo culeyskiisu yahay 200kun oo Tan. Waxaana hawasha inta badan ku guuleystay doon laga leyahay dalka talyaaniga.



