Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo wareysi siiyay Dalsan TV ayaa sheegay in Maxamed C/llaahi Farmaajo uu doonayo inuu dalka u horseedo dagaal sokeeye, isagoo ka digay damacyadiisa aan fiirada laheyn awadeed.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Wadada Farmaajo ku socdaa waa colaad sokeeye” (VIDEO)
