Akhriso: Puntland iyo Jubbaland oo eedeeyn kulul u jeediyay Farmaajo

Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen eedeeyn ugu jeediyay Madaxda DFS ee muddo-xileedkoodu dhamaaday.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland.