VIDEO: Jubbaland oo bandow kusoo rogtay magaalada Kismaayo

Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka bilaabay howlgallo lagu dhaqan galinayo bandow habeenkii ah iyo afxirashada, si looga hortago cudurka COVID-19.

Booliska Jubbaland ayaa la faray inay dhaqangeliyaan awaamiirtaaasi. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo laba-kacleeyay cudurka COVID-19, iyadoo dhimasho badan laga soo sheegayay maalmihii dambe.

Idilnews