VIDEO: Puntland oo tababar u soo xirtay Ciidammo cusub

Cutubyo kamid ah Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Puntland ayaa maanta tababar loogu soo xiray dugsiga Abqaale ee duleedka Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug. Ciidammada cusub ayaa loo bixiyay guutada Gama-diid.