Somaliland oo soo bandhigtay Ciidan ka goostay DF Soomaaliya (VIDEO)

Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay dhalinyaro gaaraysa 4, kuwaas oo ka goostay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, tababarna kusoo qaatay Dalka Turkiga.