Masuuliyiin ka socda Puntland oo gaaray Dekedda Garacad (VIDEO)

Wafti uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda Dowladda Puntland Cabdiqani Geelle Maxamed, ayaa koormeer shaqo ku tagey Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.