Video:-Puntland”Majiro Shir aan ognahay oo fashilmay”

“ Farmaajo isaga ayaa doonaya in uu shirka ka cararo sidii Dhuusamareeb oo kale’Ayuu yiri W.warfaafinta.

Isagoo hadalkiisa sii wata Wasiirka Warfaafinta Puntland,ayuu yiri”Farmaajo miyaa jid & jaha diidka ah mise ?.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/4JKRe8-5Rs/