Video+Sawiro:-Guutada Taangiyada Puntland oo tababar iyo qalabayn loo sameeyay

Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland oo dufcado katirsan Ciidanka iyo qalabkooda hubka tababar ugu soo xiray xarunta taliska ciidanka daraawiishta ee magaalada GAALKACYO.

Halkan ka daawo muuqaalka