Akhriso: Puntland oo hakisay Goobaha Waxbarashada, COVID-19 dartii

Guddiga ka hortagga iyo la-tacaalidda xanuunka COVID-19 ee Puntland oo soo saaray qoraal, ayaa ku dhawaaqay go’aano cusub, si loo yareeyo faafida cudurka.

Guddiga ayaa sheegay in la hakiyay goobaha Waxbarashada, iyagoona sidoo kale amaro dul-dhigay Masaajidada.