Jibriil Cabdulle “Waa Mas’uuliyad darro in DFS ku baaqdo inuu burburay Shirkii Afisyooni”

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada inay si degdeg ah miiska wada hadalka ugu soo laabtaan.

“lama aqbali karo ficilada wararka iyo ficilada aan naxariista ku jirin ee ka soo yeeraya teendhada Afisyooni”.