VIDEO: Imaaraadka Carabta oo Deeq raashin ah soo gaarsiiyay Puntland

Dowladda Imaaraadka carabta ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay Dadka danyarta ah soo gaarsiisay maanta Puntland, waxaana laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso.