Farmaajo oo amar la dul-dhigay iyo XOG sheegaysa inuu is-casilayo

Waxaa laga joojiyay safar uu ugu bixi lahaa Shiinaha,iyadoo loo sheegay in uusan bixi karin.

Ugu danbayn Axada beri ah teeda kale,ayaa loo qabtay in uu miiska Afisyoone isgeeyo.

Balse sida xog ogaalo siyaasadeed sheegayaan wuu is adkayn doonaa isagoo istusaya CBB-da baraha Bulshada kadibna waxaa soo bixi doona Twitter-kii geeridiisa..

“Madaxweyne Farmaajo waxuu ku guuldaraystay hogaaminta Somaliya,waxuuna caqabad ku noqday hanaankii doorashada dalka,waxaan ku boorinaynaa madaxda Somalida ee masuulka ah in ay sii wadaan wada xaajoodka arimaha doorashada”Ayuu uqornaan doonaa Twitter B.caalamka.

Kadib shir jaraa’id buu qaban doonaa waxuuna dhihi doonaa hogaamiye kooxeedka soo daahay…

“Dalka waxaan kasoo furfuray gacmaha Shisheeye,waxaana dib ugu celiyay Pl iyo Jl,sidaa daraadeed waa iscasilay Anigu”

Halkaas ayay ila meeraysadiisu ku dhamaan doontaa,dalkuna doorasho ugu dareeri doonaa.

Jibril Qoobey.