Video:-Wadooyin cusub oo laga dhagax dhigay Gaalkacyo

Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Xasan Shire iyo Wasiirka Wasaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa kormeer shaqo ku sameeyay Xarumaha dawladda Puntland ee magaalada Gaalkacyo waxaana ay dhagax dhigeen labo waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hirgelin doono magaalada.

Halkan ka daawo muuqaalka