Waddooyinka cusub oo laga dhagax dhigay magaalada Gaalkacyo (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Dowladda Puntland ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ay dhagax dhigeen labo waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hirgelin doono magaalada Gaalkacyo.