Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay go’aano cusub (VIDEO)

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland ayaa soo saartay go’aamo cusub oo ku aadan dhamaan Waxbarashada Puntland iyo cudurka COVID-19.

Wasaaradda ayaa ku dhawaaqday in Imtixaanaadka shahaadiga ah ay bilaabanayaa 20 bishan April.

Idilnews