Axmed Karaash oo dib ugu soo laabtay Garoowe (VIDEO)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe.

Madaxweyne Ku-Xigeenka waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe kusoo dhoweeyay xubnaha Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo Saraakiil Madaxtooyo.