Maxaa laga filayaa kulanka maanta Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ?

Waxaa la xaqiijinayaa oo ilo lagu kalsoonaan karo sheegayaan in Baarlamaanka wakhtigiisu idlaaday ay Qodobka koobaad soo saari doonaan maalinka beri foog ah.

Farmaajo wuxuu raadinayaa qaab uu Afisyooni ugu laabto,waxayna u badan tahay in baarlamaanku dhahaan 4-bari gudahood waa in heshiis lagu gaaraa.. si asaguna ugu laabto Teendhada.

Balse wax walba oo ay soo saaraan saamayn kuma yeelan doonaan meel aan ka ahayn Xaafiiska Farmaajo.

Jibril Qoobey.