VIDEO: Kheyre “Hal qof baa khaldanee dalka ha laga badbaadiyo”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa ku baaqay in Dalka laga badbaadiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo doonaya inuu burburiyo.