Akhriso: Dowladda UK oo si adag uga hortimid muddo kordhinta uu sameystay Farmaajo

Wasiirka Arrimaha Afrika ee UK James Duddridge ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaaliya inay si degdeg ugu laabtaan wada hadalada si loo helo xal wax ku ool ah.

“Maaddaama uusan jirin is-afgarad horseedaya doorasho loo wada dhan yahay oo lagu kalsoonaan karo in la qabto iyada oo aan dib loo dhigin, xiriirka bulshada caalamka iyo hoggaanka Soomaaliya ayaa is beddelaya, UK waxay lashaqeyn doontaa saaxiibadeeda caalamiga ah qaab mideysan oo dib loogu qiimeeyo xiriirkeena iyo nooca caawinaada aan siino Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda UK.

https://www.gov.uk/government/news/statement-by-minister-duddridge-on-the-somalia-elections-13-april-2020
https://www.gov.uk/government/news/statement-by-minister-duddridge-on-the-somalia-elections-13-april-2020