Ciidanka Puntland oo dhoolatus ku sameeyay bartamaha Gaalkacyo (VIDEO)

Cutubyo katirsan Ciidamada Daraawiishta ayaa galinkii dambe ee shalay dhuulatus ku maray laamiga weyn ee Magaalada Gaalkacyo, ciidankan ayaa tababar loogu soo xiray dugsiga Dugsiga Gen. CARAYS.