Deni, Axmed Madoobe iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo haatan kulan leh

Shir u dhexeeya Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, iyo Safiirada Maraykanka, UK iyo James Swan ayaa hadda ka socda Airport hotel.

Shirkan aya lagaga hadlayaa xaalada dalku galey iyo sida laga yeelayo muddo kororsiga labada sano ee Golaha Shacabka u sameeyeen Madaxweyne Farmaajo.