Odayaasha Beelaha Hawiye oo digniin adag u diray Farmaajo (VIDEO)

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in aysan aqbaleyn muddo kordhin Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ay sheegeen inay sameeysteen una sameeyeen Farmaajo.