VIDEO: Dhismaha jambiga ay kusoo Maraakiibta ee Dekedda Garacad oo la bilaabay

Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana haatan la bilaabay dhismaha Jambiyadda Dekedda oo ay kusoo xinayaana Maraakiibta.