Guddoomiye Sanyare “Ma aqbalayno bohosha Farmaajo uu Dalka ku wado” (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay Mudo kordhinta sharcidaradaa ee ay sameeyeen Baarlamaank Dowlada Federaalka Somaaliya oo wakhtigoodu dhamaaday isagoona tilmaamay in bohol aan la aqoon uu kuwado dalka Ex-Madaxwayne Farmaajo.