Mareykanka oo muujiyay Magacyada Farmaajo iyo shaqsiyaad kale oo cunaqabateyn la saarayo

Waaxda Arrimaha Africa ee Mareykanka ayaa muujisay Magacyada Farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday, xilli Dowladda Mareykanku ku hanjabtay cunaqabateyn iyo xayiraad safarada ah oo ay saareyso kuwa diidan Dowlad dhiska Soomaaliya iyo sidoo kalena hor taagan Doorashooyinka Dalka.