Madaxweyne Axmed Madoobe oo caawa la kulmay Waxgaradka Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa caawa kulan weyn la yeelanaya Waxgaradka Jubbaland. Kulanka ayaa ka bilaabanaya goor-dhaw Madaxtooyada Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo khudbad ka jeedin doona Kulanka ayaa Waxgaradka Jubbaland la wadaagi doona waxyaabihii uu kala soo kulmay kulamadii Muqdisho iyo Mowqifka Jubbaland ee muddo kororsiga uu sameystay Farmaajo.

Idil Television