VIDEO: Farmaajo oo bixiyay wareysi uu ku eedeynayo Deni iyo Axmed Madoobe

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa wareysi dheer oo uu siiyay Shabelle TV kaga hadlay muddo kororsiga uu ka sameystay Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday, iyaguna sameysteen, isagoona eedeymo lamid ah kuwii Dubbe u jeediyay Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubbaland.