Axmed Madoobe oo magacaabis cusub sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Jubada hoose u Magacaabay gaashanle Sare Sadiiq Maxamuud Dhogor.