Baarlamaanka Puntland oo fasax galay (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Xildhibaannada ayaa galay fasax tan iyo Kalfadhiga xigga oo ku mudaysan June 15, 2021.