DEG-DEG: Kulankii Baarlamaanka iyo Madaxweyne Deni oo saxaafadda laga saaray

Guddoomiyaha Golaha Wakiiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa ku dhawaaqay in kulanka Golaha oo uu ku sugan yahay Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni, uu yahay mid Albaabadu u xiran yihiin.

Suxufiyiinta, Shaqaalaha Baarlamaanka, Madaxtooyadda iyo martida kale ayaa uu Guddoomiyuhu faray inay ka baxaan gudaha hoolka Baarlamaanka.

Idil Television