DEG-DEG: Madaxweynaha Puntland oo hakiyay khudbadii adkeyd ee maanta laga sugayay

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa hakiyay khudbad ka filayay inuu maanta ka jeediyo xarunta Golaha Wakiillada Puntland, kaddib fariin uga timid Beesha Caalamka, taas oo looga dalbaday inuu hakiyo hadal-jeedintiisa.

Madaxweyne Deni ayaa haatan kulan albaabadu u xiran yihiin la leh Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, waxaana banaanka looga saaray Saxaafadda.

Idil Television