Puntland oo looga baaqay qabashada Shirweyne Qaran, si loo qabto doorasho

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland Cabdirahman Salad Jawle, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Puntland inay Garoowe ku casuumto Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya si Dalka loo bad-baadiyo, loona qabto doorasho xor ah.